|

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Sheekh Shariif Oo Eedaymo Uu Jeediyay Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh DAAWO

Muqdisho 03. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee Dawladii Ku Meel Gaadhka Somalia haatana ah Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Somalia Sheekh Shariif Sh.Axmed ayaa dib ugu Laabtay Caasimada Somalia ee Muqdisho Waxa uu Sheekh Shariif Dhaliilo u soo Jeediyey Dawlada federaalka ee Somalia.

Comments are closed