|

Ciidamadda Booliska Somaliland oo Xisbiyada Somaliland u Sheegay inuu Dulqaadkii ka Dhamaaday,Heegan Buuxa oo Ciidanka la Geliyay & Taliyaha Booliska oo Asteeyay Cida ay Bartilmaameedsanayaan DAAWO

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ayaa la Geliyey Heegan Buuxa oo dhanka Nabadgalyada ah.

Comments are closed