|

Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya oo Fadeexado Musuq Maasuq Dul Hoganayaan

Hargaysa 03. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Fadeexadda musuqmaasuqa lagu eedeeyey madaxweynaha Koonfurta Kuuriya ayaa waxa ay horseeday in dalka Denmarka lagu qabto qof kale oo lagu tuhunsan yahay inuu xidhiidh la leeyahay arinkaasi.

Chung Yoo-ra ayaa dalka Denmarka lagu xidhay waxaana loo haystaa inuu sharcidaro ku joogay Dalkaasi

Fadeexadan musuqmaasuqa ah ayaa hadhaysay dalkaasi Koonfurta Kuuriya iyadoo ay dhaceen dibadbaxyo lagaga soo horjeedo

Baarlamaanka dalkaasi wuxuu codka kalsoonida u qaaday madaxweynaha dalkaasi oo si weyn loogu eedeeyey wax isadabamarin.

Arimaha sida weyn loo cadeeyey waxaa ka mid ah in shirikado gaar loo leeyahay la siiyo lacago sharci daro ah.

Comments are closed