|

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Muxuu U Sheegay Reer Taleex ? DAAWO

Taleex 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa khudbad dheer ka jeediyay Degmada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo ee Somaliland, ka dib markii Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE oo halkaasi safar ku tagay ay la kulmeen Madax-dhaqameed iyo Waxgarad reer Xaysimo ah.

Comments are closed