|

Xubno Sheegay inay Yihiin Mujaahidiintii Ururkii SNM oo Dhaliilo adag u Soo Jeediyey Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 02. January 2017 (SDN/QJ):- Xili ay Baaxadagayso Siyaasadda Somaliland ayaa Waxaa dabayaaqadii Sannadkii aynu sii Sagootinay ee 2016 Weedho Siyaasadeed Warbaahinta isu Mariyey Labada Gudoomiye ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani.

Comments are closed