|

Guddiga Qaban-Qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Oo La Magacaabay-Akhriso Magacyadooda

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Cusub ee Dalka Somaliya ayaa doortey gudida qaban qaabada doorashada Shir gudoonka Baarlamaanka iyo ta madaxwaynaha oo la filaayo in ay dhawaan ka dhacdo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya.

 

 

Comments are closed