|

Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Fariin u dirtay Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen & Taageerayaashii Garabkiisa ee Kala Qaybsamay DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Ka Mid ahayd Garabkii uu Hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadashay asbaabihii keenay u kala jab ku dhaco garabkii Jamaal Cali Xuseen oo u Kala Goosmay Qayb sheegta inay Ku Biirayso Xisbiga Waddani Iyo Qayb Kale oo Shaacisay inay la bahoobayaan Xisbiga Kulmiye.

Comments are closed