|

Warbixin Naxdin leh oo ka hadlaysa Xaalada Nololeed ee Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka Xili ay Hargaysa ka dhacayso Dhaxantii ugu darnayd DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Waxay Warbixintani ka hadlaysaa Dadka Wehelka la ah Xannuunadda Maskaxda ee Ku Nool Somaliland Gaar ahaan Magaalada Hargaysa oo Xiligan ay Wakhtiyada habeenkii ay aad ugu badan tahay dhaxantu,Dadkani ma helaan daryeel nololeed.

Comments are closed