|

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Aflagaado Qaawan Kula Kacay Hooyo Danyar ah oo Ka Cabanaysay Lacagta lagu soo Rogay Iskuulada Dawlada DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa waxa uu warbaahinta lasoo hor istaagay aflagaado qaawan oo uu u gaystay Hooyo danyar ahayd oo ka cabanaysay Lacagta laga qaado iskuullada dowladda.
Wasiirku waxa uu hooyadan ku tilmaamay inay tahay islaan arrimaha noocan oo kale ah ku shaqaysata isla markaana aan caruurteeda lagu soo eryin waxbarashada dowladda.

Comments are closed