|

Muxaadaro:Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa U Debbaal Degga Sanadka Cusub Ee Miilaadiga? Sheekh Mustafe X.Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Dad badan oo caalamka Islaamka ku nool ayaa sannad walba u dabbaal dega curashada sannadka cusub ee miilaadiga.
Dadka Islaamka ayaa leh sannadka islaamka ee Hijriyada,taasi oo ay diinta islaamku u ogolaatey in ay xusaan oo ay weyneeyaan.
Dhinaca kale dadka Soomaalida qaarkood ayaa si weyn u xuso sannadka cusub ee Miilaadiga,iyaga oo soo bandhiga riwaayado iyo xaflado lagu weyneynayo sannadka cusub ee Miilaadiga.

Comments are closed