|

Gabayga Xuunsho Dhoohan & Abwaan Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ”C,raxmaan Xiir” DHAGAYSO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu Gabaygani ka Hadlayaa Xaalada adag ee Abaaraha ee Ka Taagan gobolada Somaliland oo Marba Marka ka danbaysa sii adkaanaysa.

Waxaa Gabaygan Curiyey Abwaan Cabdiraxmaan Maxamuud Yuusuf ”C,raxmaan Xiir” ee Maqal Haboon.

 

Comments are closed