|

Mas’uuliyiinta Garabka la baxay Aqlabiyadda Xisbiga UCID oo Fariin u Diray Taageerayaashooda Gudo iyo Dibad ba

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabka la baxay aqlabiyadda ee Xisbiga UCID, ayaa fariin u diray guud ahaan taageerayaashooda kala duwan ee ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa ba, waxaana ay shaaciyeen in maalinta khamiista ee soo socota ay ku biiri doonaan Xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana loo samayn doono Xafladda soo dhaweynta.

Comments are closed