|

Daawo Sawiradii ugu Xiisaha badnaa ee Warbaahinta soo bandhigeen sanadkan sii dhamaanaya

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Wakaalada Wararka caalamka qaarkood ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Sawiradii ugu xiisaha iyo saameynta badnaa ee la qaaday sanadkan sii dhamaanaya ee 2016-ka.

Sawiradan ayaa ah kuwa laga qaaday meelo kala duwan, waxaana qaarkood yihiin kuwa saameyn siyaasadeed wata, waxaa sidoo kale ku jira sawiro soo jiitay dareenka dadka wax badana ka badalaya.

Comments are closed