|

Muuqaal Ku Qiiro-gelinaaya oo Ku Saabsan Dadka Abaarahu Saameeyeen ee u Soo Hayaamay Deegaanada Galbeedka Somaliland DAAWO

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo waagii ay abaarahu ka bilaabmeen abaaraha ka jira deegaanada bariga Somaliland, ayaa dadkii ay abaarahu sida daran u saameeyeen waxa ay u soo hayaameen deegaanada galbeedka Somaliland oo ay xoolahoodii u la soo carareen dhulkaasi oo baad iyo biyo ba lahaa wakhtigii hore balse hada dadka oo ku batay awgeed ay xoolahu xaalufiyeen.

DAAWO, muuqaal kooban oo ku qiira gelinaaya, kuna saabsan xaaladda dadka abaarahu saameeyeen ee u soo hayaamay deegaanada Galbeedka Somaliland

Comments are closed