|

DAAWO: Xukuumadda oo Ka Hadashay Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo

Hargaysa 27. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland, Sacad Cali Shire, oo ahaa Guddoomiyihii Weftiga Somaliland ee wada-hadalka kula yeeshay Kooxda Khaatumo Caasimada Dalka Itoobiya ee Addis ababa ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiiskii ay halkaasi kusoo gaadheen.

hadalka Wasiirka oo dhameystiran daawo.

Comments are closed