|

Sidee Diyaaradaha Rakaabku isaga Daadiyaan Wasakhda Suuliyada? DAAWO

Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Tiro badan oo inaga mid ah ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan sidaay diyaaraduhu isaga daadiyaan waxyaabaha miisaanka dheeraadka ah ku keeni kara sida wasakhda suuliyada iyo biyaha kale ee ay siyaabo kale u isticmaalaan rakaabka iyo shaqaalaha diyaaradahu enaga oo ka wada dheregsan inay diyaaraduhu muddo dheer duulimaad ku jiraan,

Comments are closed