|

‘’Wax la Isku Darsaday Ma Jiraan,Wax La Isku Darsan Doonaana Ma Jiraan,Laakiin Waa in Caqli lagu Wada Noolaado la helo’’ Ergadii Khaatumo & Prof Galaydh oo Shaaciyey Siday u arkaan Wada Hadalka Somaliland & Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 25. December 2016 (SDN/QJ):- Cali Khaliif & Hogaamiyaha Ergadii uga qayb galay shirkii Adis-ababa oo Warbaahinta la hadlay,shaaciyeyna inaanay Somaliland waxba iskudarsan,waxna isku darsan doonin.

Comments are closed