|

Madaxweynihii Hore ee Punt Land Cabdiraxam Faroole oo Sheegay in Cabdiwali Gaas uu Yahay Dagaal Ooge DHAGAYSO

Muqdisho 25. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee maamulka Puntland ahna hadda xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ayaa eedeeyn kulul u jeediyay Madaxda maamulka Puntland oo uu sheegay in ay ku fashilmeen badbaadinta shacabka kunool degaanada maamulka Puntland.

Waxaa uu sheegay in xubno ka tirsan maamulka Puntland ay ka dambeeyeen dagaaladii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo oo ay ku dhinteen shacab iyo askar badan oo ka tirsan ciidamada maamulada Puntland iyo Galmudug.

Comments are closed