|

Xisbiga UCID oo Si Adag u Cambaareeyey Weerarkii Lagu Qaaday Mas’uuliyiinta WADDANI DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa si adag u cambaareeyey falkii foosha xumaa ee muddooyinkii dambe lagu weerarayey mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo weliba sida oo kale wariye Khadar Gureyte oo sannadkan badhtankiisii ay sidaas oo kale u soo weerartay dablay aan weli la garan haybtooda, waxaana uu sheegay in uu aad uga xun yahay falalkaas arxan darada ah ee dalka ku soo badanaaya isaga oo xusay in ay khatar ku yihiin laamaha amniga dalka.

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdillaahi oo ugu horreyn la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in uu faraayo laamaha amnigu in ay arrintaas ka hawl-galaan isla mar ahaantaana sida ugu dhakhsaha badan ay baadhitaano .

Comments are closed