|

Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey Wada Hadalka Dawladda Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo DAAWO

Hargaysa 24. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax,oo maanta qaybo ka mid ah warfidiyeenada kula hadley gudaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyey wada hadalka ay dawladda Somaliland la bilowdey maamulka Khaatumo.
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegey in ay uga kici dooonaan kuraasta Baarlamaanka Somaliland.

Comments are closed