|

“Madaxwayne Waxaad Wasiirka Ka Dhigatay Ninkii Ugu Beenta Badnaa Somaliland,” Mid ka Mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta waqtigan iyo kaalinta xisbiga Kulmiye uu ka galay oo uu ku dhaliiley.

Dhanka kale Caaqilkan ayaa waxa uu madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay in wasiirka Madaxtooyada aanu u dhiibin wasiirkii ku haboonaa ee booskaasi qaban lahaa.

Comments are closed