|

Aqoon Yahan Maxamed Cali Bile oo Asteeyay Qodobada uu Ku Xushay Ku Biiristiisa Kulmiye DAAWO

Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bile oo Mudo dheer ka soo Shaqayn Jiray Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa Mar uu Shalay ka hadlayay Shirweynihii Garabka Dhallinyarada ee Xisbiga Kulmiye Waxa uu Shaaciyey inuu Goostay inuu Ku Biiro Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye .

Comments are closed