|

Dar Dar Cusub oo la Geliyey Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia u Matalaya Somaliland DHAGAYSO

Muqdisho 20. December 2016 (SDN/QJ):- Doorashada Aqalka Hoose ee xildhibanada Somaliland ayaa dib uga billaabatay Muqdisho kaidb markii dhawaan ay guddiga doorashooyinka ay u joojiyeen gacan ka hadal ka dhex dhacay xarunta dooarshada.

 

Doorashadii Shalay dhacday ayaa lagu doortay illaa lix kursi waxaana xildhibaanada soo baxay ka mid ah xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka guuleestay wasiir ku xigeenka waxbarashada Xaamud Cali Xasan iyo xildhibaan Suure Diiriye Carab.

 

Comments are closed