|

Maareeyaha Cusub ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule oo Khudbad Ku Balaysimay Waajibaadka Laga Sugayo Iyo Cida Hiilka u ah DAAWO

Hargaysa 17. December 2016 (SDN/QJ):- Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakulle ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Ugala Wareegay Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Cabdi Cali Mahdi.

Khadar Maxamed Cakule ayaa Halkaasi ka soo Jeediyey Khudbad Nuxurkeedu ahaa Talaabooyinka Waxqabad ee Maamulkiisa Cusub laga Filan Karo.

Comments are closed