‘’Dadkani Dad Muslin ah weeye Ilaahay Ayay Yaqaanaan,Na Dhagri Maysaan,Diintana Wakiil Noogama Tihidin Carabeey,Maaha Inaad Cunaha Na Qabataan Oo Xoolahayaga Joojisaan’’ Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal & Khudbadii Xiligii Sucuudigu Xayiraada ku soo Rogeen Dhoofka Xoolaha DAAWO
Hargaysa 14. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Labaad ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Markii Boqortooyada Sucuudigu Xayiraada ku soo rogeen Xoolihii uga iman Jiray dhulka Somalida ee Geeska Africa Waxa uu hadal Goodi ah u diray Boqortooyada Sucuudiga.