“Ma Jirto Cid Hor Istaagi Karta Shirka Ciisa Muuse iyo Habar-yoonis,Xukuumadana Waad Aragtaan Waxay Samaynayso.”.Mujaahid Dhaga-weyne DAAWO
Burco 12. December 2016 (SDN/QJ):- Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (Dhaga-weyne), ayaa si weyn u taageeray go’aamada laga soo saaray shirkii maalmahii ugu dambeysay beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Burco, waxaana uu sheegay in aanay jirin cid hor istaagi kartaa haba-yaraatee.
DAAWO, muuqaalka Mujaahid Dhagaweyne.