Aqoon-yahan Cabdi Ismaaciil Samatar oo Dhalliilay Doorashada Baarlamaanka Somaliya DAAWO
Washington 12. December 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahaniinta reer Somaliland ee aaminsan Mabda’a Soomaaliweyn, ayaa si adag u dhalliilay Doorashada Baarlamaanka ee ka socota dalka Somaliya.