Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay Inuu Jeclaan Lahaa inuu Madaxweynuhu Ku daro Wasiiradii uu Eryay Todobaadkii Tegay DAAWO
Hargaysa 11, December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Mudane Mahdi Cismaan Buuri ayaa Sheegay in Wasaarad ahaan ay ku dhaliilan Yihiin in aanay Bulshada Somaliland u Helin Biyo ku Filan.