Wasiirka Beeraha oo Daboolka ka qaaday Ayax ka Dilaacay Deegaano Somaliland ah DAAWO
Hargaysa 11. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Jamhuuriyada Somalilad Dr:Maxamed aw daahir ibraahim ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay Ayax konkoro ah oo ka dilaacay deegaano ka mid ah Waqooyiga Gobolka Maroodijeex.