|

Ganacsatada Sariflayaasha ee Hargaysa oo Kor u Kaca Lacagta Dollarka Eedeeda Dusha ka saaray Dawlada DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Sariflayaasha Magaalada Hargaysa ayaa dhinac isaga duway inay iyagu Yihiin kuwa Kiciyey Sarifka Lacagta Dollarka Waxayna ku doodeen in Baanka Dhexe uu Soo Geliyey Suuqyada Loodhadh Cusub oo ah Lacagta 5 Kun oo badan taasina ay dhalisay in Dollarkii uu yaraado isla markaan ay badato lacagta Shilling Somaliland.

Comments are closed