|

Labeentii Garabka Jamaal Cali Xuseen oo Isku Raacay inay La Midoobaan Xisbiga Waddani & Aqoon-Yahan Jamaal oo Mar Kale Madi ku Noqday Garabkiisii DAAWO

Hargaysa 08. December 2016 (SDN/QJ):- Inta Badan Siyaasiyiinta Garabka uu Hogaamin Jiray Jamaal Cali Xuseen ayaa qaatay Go’aan ay Sheegeen inay Isku Raacsan Yihiin inay ku Biiraan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Hasa Yeeshee Jamaal Cali Xuseen ayaa Kadib Dhawaaqaas Waxa uu Sheegay in Xubnahani ay Iskood ugu Biirayaan Xisbiga Waddani Isagoo intaas ku daray inuu Taageerayaashiisa Maalmaha soo Socda u Sheegi doono halka ay Masiirkooda dhigayaan.

Comments are closed