|

Nuxurka Dacwad Ay Salaadiinta Iyo Bulshaweynta Habar Jeclo  Ka Gudbiyeen Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maareeye AKHRI

Muqdisho 02. December 2016 (SDN/QJ):- Kulan ballaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen salaadiinta, waxgaradka, siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyarada, aqoonyanada iyo qeybaha bulshada Beesha Habar-jeclo   ayaa eedeymo kulul u jeediyey wasiirka warfaafinta dowlada xiligeedu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

 

Xubnahan oo kulankooda ka soo saaray War-saxaafadeed ay ku saxeexan yihiin ayaa ku eedeeyey wasiirka inuu falal isugu jira, xarig, handadaad, iyo jirdil kula kacay musharaxiinta iyo odayaasha beesha Habar-jeclo qaarkood, isagoo u sheeganaya awood dowladnimo.

 

Waxay ka codsanayaan madaxda sare ee dowlada Soomaaliya iyo guddiga doorashooyinka dadban ee heer Qaran in wax laga qabto dhibaatooyinkan ay sheegeen inuu wasiir Maareeye geysanayo, iyadoo War-saxaafadeedka ay soo saareena uu u qornaa sidatan:-

 warmurtiyeedwarmurtiyeed-jpeg2_warmurtiyeed-jpeg3_

Comments are closed