Qodobadii Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo Shir Gudoominayay DAAWO
Hargaysa 01. December 2016 (SDN/QJ):-Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland ee Maanta oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa ka Qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa Kaas oo intiisa Badan lagaga hadlay Xaalada abaareed ee Dalka ka Taagan.