|

‘’Samsameey Waxaan Ku Odhan Lahaa Dumar baad ka Tahayoo Waxba Dunnida kama Ogid,Taariikhda aan Soo Qaadatay Wuxuu ahaa Dagaal Ehli oo Casru Jaahili ah’’ Siyaasi Xamarje DAAWO

Hargaysa 30. November 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Nasiib daro ku Tilmaamay Shir uu Madaxweyne Siilaanyo dhex fadhiyey oo qaab cunfi qabyaaladeed ah Taageero beeleed loogu raadinayay Murashax Muuse Biixi Waxaa kale oo uu Xamarje ka Jawaabay Weedho ay Shirkaas ka Tidhi Wasiirka Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan.

Comments are closed