|

Garabka uu Hogaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay inay Hakiyeen Wada hadalkii ay la Lahaayeen Xisbiga Kulmiye & Doorka Wada Xaajood ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Garabka uu Hogaamiyo aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Wada hadal la lahaa Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ayaa Markii u Horaysay Sheegay inay Joojiyeen amase hakiyeen wada hadalkii ay la lahaayeen Xisbiga Kulmiye Iyagoo intaas ku daray in wada xaajoodkoodu uu si Caadi ah ula socdo Xisbiga Waddani.

Comments are closed