Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaaraha Somaliland oo ka Falceliyey Eedaymo uu u Soo Jeediyey Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO
Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa ka Jawaabay Eedaymo uu Doraad u soo Jeediyey Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Sheegay inuu Wasiirku ka Hor istaagay Koob Ciyaareed uu soo agaasimay..