Maxaa dhacaya hadii aynu Liqno Timaha Madaxeena Ku Yaala? (Xogta Dahsoon) DAAWO
Hargaysa 16. November 2016 (SDN/QJ):- Sida ay caddaynayaan culimada caafimaadku timuhu waxay ka samaysan yihiin maadada loo yaqaano Kratine waana maado aan dheefshiidku waxba ka bedeli Karin sidaa darteed waxay bahda caafimaadku kaaga digayaan inaad timo badan liqdo si aanay xiidmayaasha iskaga kaa duubin.