|

” Aniga Guddoomiye ku Meel Gaadh ahi Xil Igama Qaadi Karo” Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 15. November 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaaa ka jawaabay xilka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Isaga iyo guuddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbigaas.
Axmed Muumin Seed waxaa uu sheegay inaan laga qaadin karin Xilkaas ilaa iyo la qabanayo shirwaynaha Xisbiga Waddani, waxaa uu ku dooday in Shirwayne lagu doortay.

Comments are closed