Siyaasiyiinta Deegaan ahaan ka soo jeeda Somaliland kuna sugan Muqdisho oo sheegay inay ka qayb galayaan doorashada Somalia oo ay Hore u qaadaceen
Muqdisho 15. November 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta iyo Madax dhaqameedka ka soo Jeeda Dhalasho ahaan Deegaanada Somaliland oo hore u Qaadacay Doorashada Dadban ee Somalia Kadib Markii Qoondo yar la siiyay Taasina ay Saluug ka Muujiyeen ayaa Mar kale Waxay Cadeeyeen inay Ogol Yihiin inay Ka Qayb galaan doorashada Somalia.