“Sheekh Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa Wiilasha Iyo Gabdhaha Ka Saaxiibka Ah Facebooga,”Sheekh Dirir Ayaa Ka Jawaabay DAAWO
Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Inta badan waxa dhalinta kala duwan ee Soomaliyeed Wiilasha iyo Gabdhuhu ay ka wada xidhiidhaan baraha bulshada eek ala duwan kuwaasi oo uu ku dhex maro Wada sheekaysi ama shukaansi,
Hadaba Sheekha way nee Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa waxa wax laga waydiiyey waxa ay diintu ka qabto inamada iyo hablaha inta badan ka wada sheekaysta baraha bulshada ee ay ka wada xidhiidhaan.
Sheekha ayaa waxa uu si faah faahsan uga jawaabayaa waxa ay diintu ka qabto arintaasi.