Maxkamada Hargeysa oo Dacwad ku wayday Suxufiyiin iyo Wargeyska Muddo u xayirnaa Xukuumadda DAAWO
Hargaysa 13.November 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex oo in mudo ah dhageysanaysay Dacwada Loo haystay wargeyska Hubsad ayaa sheegtay in wax dambi ah lagu waayay wargeyskaasi, islamarkaana uu fasaxyahay.
Maxkamadu waxaa kale oo xoriyadoodii usoo celisay Guddoomiyihii iyo Tifaftirihii wargeyskaasi oo damaanad ku maqnaa.