|

Mahadhooyinka Xisbiga Ucid: Garabkii Jamaal Cali Xuseen oo Jid Laami ah Dhexdiisa Shir Ku qabsaday Iyo Gudoomiye ay doorteen DAAWO

‘’Guddoomiyaha xisbiga UCID, Waaniga. Aniga Iyo Faysal Cali Waraabe, Aanu isugu nimaadno Xafiiska. Kaayo Xoog Roon Ayaa U Hadhidoona .”

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Kadib Markii loo diiday inay Shir ay ku barbaraynayaan Gudoomiye Faysal ay ku qabsan kari waayeen huteelada hargaysa oo diiday dalabkooda amar ay ka haystaan Xukuumada ayaa Waxay Shirkoodii ku qabteen Badhtamaha Laamida weyn ee Magaalada hargaysa Halkaas oo ay ka sheegeen inay ku doorteen Gudoomiye Cusub oo uu Yeelan doono Xisbiga Ucid.

Comments are closed