|

‘’Anigu waxaanu Leenahay Waa Markii ugu Horeysay ee aanu Geed Hoostii Shir ku Qabsano,Hadhi Mayno Haduu Kacdoon ka dhacayo’’ Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo Garabkiisa ayaa Shalay loo diiday inay Shir ku qabsadaan Huteel Maansoor kaas oo ka dhan ahaa Kii uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ku qabtay Hutel Adam .

Comments are closed