|

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland & Saraakiisha Wasaaradiisa oo Ka Hadlay Aragtida ay ka Qaateen Rabshadihii ka dhacay Garoonka Hargaysa Studium DAAWO

Hargaysa 09. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Dhallinyarada Ciyaaraha iyo Madaxda Kale ee Wasaaradaasi ayaa ka hadlay Dhacdadii ka dhacday Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Studium ee Gacan ka hadalka gaadhay.
Wasiirka Ciyaaraha ayaa Muujiyey Sida uu uga Xun yahay Falkaas ka dhacay Garoonka Waxaanu ugu baaqay dhamaanba bah’da Ciyaaruhu inay ka taxadiraan falalka ka dhanka ah anshaxa ciyaaraha.

Comments are closed