Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka oo ka Hadlay Qorshayaasha Horumarinta Qaranka Beeniyeyna Warar lagu qoray Wargayska Waaheen DAAWO
Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Kaysar C.laahi Maxamed oo Saxaafada la hadlay ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Warar ay qaar ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ahi ka qoreen Wasaarada Qorshaynta qaranka.