‘’Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Way Ololaysaa Qarankuna Wuu Dumayaa,anaa idiin Sheegaya iminkaba’’ Wasiir Caddaani DAAWO
Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo ay Weheliyaan Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Warfaafinta,iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ayaa Kulan Is Xogwaraysi ah la qaatay Shaqaalaha Waaxda Telefishanka Qaranka.