|

Xubno ka Mid ah Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo Taageero u Muujiyey Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Axmed Muumin Seed DAAWO

Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inay Taageersan Yihiin Murashax Axmed Muumin Seed oo u Taagan Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas iyago ku Sababateey inu uso Hal-gamay Xisbiga Waddani

Comments are closed