|

Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Sheegay In lagu Heshiiyay In Dib Loo Kiciyo Warshadii Sibidhka Ee Magaalada Berbera DAAWO

Hargaysa 18.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Ganacsiga Somaliland Ayaa Ka Dhawaajiyay In Lagu Heshiiyay In Dib Loo Kiciyo Warshadii Sibidhka Ee Magaalada Berbera Taasi Oo Muddo Badan Aan Shaqaynayn,Waxaana Uu Wasiirku Sheegay Inay Wali Socoto Qabashada Araajida Ganacsatada Rabta In Ay Galaan Heshiiska Dib U Ikicinta Warshada.

Comments are closed