|

‘’Waxaan Qirayaa in C.qaadir Jirde uu Yahay Nin Qaran,Waxaan Soo Dhawaynayaa inuu Gudoomiyaha Xisbiga Noqdo,Hadii Isaga Iyo Xirsi Gacmaha is qabsadaana Waddani Guul ayuu Gaadhay’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada DAAWO

Hargaysa 16.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Sheegay in Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo lagu wado in Dhawaan loo Cumaamado Gudoomiyaha Xisbiga Waddani uu Yahay Halyey Qaran oo Magac iyo Maamuusba ku leh Bulshadiisa Waxa uu Xusay inay Muuqato Saadaal Muujinaysa in Xisbiga Waddani Guul uu gaadhay.

Comments are closed