Dunnidan aynu ku nool nahay iyo Goobaha ugu Kulul,Iyo Dalka Itoobiya oo ay Ku Taalo Bogcada Uumiga Xad dhaafka ah ”Wax ka baro” DAAWO
Hargaysa 14.October 2016 (SDN/QJ):- Meelaha kulaylkoodu sareeyo waxaa ka mid ah Deegaanka daluul ee Dalka Itoobiya oo ah iyadoo gaadhay heerkulkii ugu sareeyey ee sanadihii 1960 ilaa 1966 .